#arimaheena #team27 #shortfilm Halkaan ka iibso dharkayga https://tinyurl.com/pxtredc4 https://www.facebook.com/arimaheena https://www.instagram.com/arimaheena1 https://www.twitter.com/arimaheena snapchat: arimaheena snapchat: arimaheena Muuqaalkaan kahor waxaan heesanay: 1,791,328 subscribers
ADVERTISEMENT
ARIMAHEENA WAA CODSI PLEASE QALADAADKII SOO GALI 😂😂😂😂😂
Lacag aad meel dhigiweydo alle haku siiyo hadaad like ii saarto😂
Gabadh kasto comment gyga argto nin nocan ah alle kuma adiyo 🧕🏻🥺🤦♂️
Gabadha jiliinkeeda haloo qiro ayadane ❤️😍🔥
Wuuu the actor arman🫡
Inta igu racsan in qaladadka lasoo galiyo lkta iimujiya 😂❤
Hada sugaysay filmkaan like saar commentiga😂❤
Inkasto jilin ay tahay hadana rag nocan ah baa jiro ilahay ban ka magan galnay
Dumarku way qalbi jilic sanyihiin ee halaga taxadaro rasuulka صلي الله عليه وسلم ayaa noogala dar daarmay 😊
Qof walpo oo arke comantigan waxa wajip ku ah like 😂😅
Rabbow nin naga ooyin siiyo wax hanoogu darin😢
Saafi jilinkeeda top wye lahdal mlhn wkhi🎉❤
Lacag Aad meel Aad kala dhigto weydo Alle hakusiyo hadad like isarto 😂
Alloww gabdheenaaa qof wanagsaaan nolsha ugu dar wlhi waan ilmeeyyy sabtoo ah gbdho badan oo xladaas ku jiraa ayaaa jiraaa😢😢😢
Kaliya ma'ahn short-film sidokle waa qeeb kamid ah nolasha ay Bulshadeena qaar ku dhaqmaan, una baahan in waxbdn Laga wacyi-galiyo 🙌🏽 thank you dhamaan hool-wadeenada filmkaan 👏🏽
Run ahaantii filimka qayb ayaan ka daawaday weli ma dhamaysan aniga nin raggo ah ayaan aada uga carooday dumarka loo naxariisto raggo😢😢😢 waxba moodayaa run ma waxa bulshada ku dhex jira ayuu ka hadlayaa filimka sida ragnimo maaha emotional 😡😡🤬🤬 ayaa noqday aniga og inay tahay Film Bismillah intii ku raacsan like i sare from Djibouti
Jiliin inay tahay xataa madareemin like nolosha sirun ah ayy somalia uga dhex jirtaa niman sidan ah aya kabuuxa waxa rajeynaa sidas okale niman badn inay dhaqankoda wax kabadalaan filmkan dartiis😢
Arimaheena film short naga daa film musalsal ah soo bhandhig plz bro😊
Wllhi wa ilmeeyay 😢 Nin walba xaaskiisa mid wanaagsan oo jeclaada Allaha uga dhigo , Amiin dhamnten
Safi jilinkeda ka helay sidi samia cml qebta maskinimada ku dheresa ❤