0:00
21:25
21:25

MUSASALKA NOLOSHA DAAHSOON EPISODE 8

ADVERTISEMENT

Comments 100

Sign in to join the conversation

Sign in
L
luz_mireles 3 weeks, 6 days ago

Anigaa ugu danbeeya❤❤❤

severin.geisel
severin.geisel 3 weeks, 6 days ago

Inta filmka la socoto😂❤

N
normamcconnell229 4 weeks ago

Man sha alhhh walhi wa filim❤❤

H
hugo.ozuna 4 weeks ago

Alla marka lasoo dhigo far xaday da❤

angela.patterson
angela.patterson 4 weeks ago

Dhulka Allah idinla jaro maa waxa iska so badisin uf hal isbuc hal vedio so dhigesin oo hadana daqiqado yar le ah nacala qawad kin ku yale😭😭😭

R
ray_lewis 4 weeks ago

Mahadsanidiin saas lee usoo hormarsha❤

matthewmist72
matthewmist72 4 weeks ago

Muslsalka haben walba maa laga dhigo ama daqiqadah loso badiyo ugu yaraan halsaac 😢😢

emmanuelle_maillot
emmanuelle_maillot 4 weeks ago

Halkii ugu horeyey tuugnimadisu lagu faidey💯wanaga waa tusaale hanuun ubaahan 🥰balse nosoo bobsiya qeybaha

C
carrie.chambers 4 weeks ago

Team sahra io walalkeed❤

R
rafaél_gastélum 4 weeks ago

Ani wiilk tuuga ah io gabadha uu telka ka dhacy labdas filimka dhan ugu jecelhy ❤❤❤❤😢😂😂

micheal.turner
micheal.turner 4 weeks ago

Team sahra🎉

R
robinhollow77 4 weeks ago

Team Sahra🎉

K
kevin.brown 4 weeks ago

Tuug dareen leh yaab waye walahi 😂😂😂

E
eloisa.cardenas 4 weeks ago

Dhocilahan 90ka team sowda kuhayo comintiga nyada san wx isku dhaaama uf caleyk 😡😭😂😂

B
bradley.page 4 weeks ago

Wiilka bada lagu waayay hantiilo noqday walashis u shaqeyso🎉yaa ila fahansan ❤horta sahra guul abaayo

L
lisaswift313 4 weeks ago

Allahayow unaxariiso hoyaday mcn iyo dhaman hoyoyinken inti dhimatay

gaelhenrique_farias
gaelhenrique_farias 4 weeks ago

Kan mopilka soo xaday malin walpo sidii flim cml u fiirsanayo igu daran ani 😂😂

annshah455
annshah455 4 weeks ago

Ayado jimce aytahy aya waxana kafikira isninti musal salute mcnaaa😂😂😂

C
christopher_moon 4 weeks ago

Waadba iga danbeysaa ee like iisaaara ❤❤❤❤❤

J
justin_brown 4 weeks ago

Rabi hanaga dhigo dadka maalinta qiyaame jannada lagu casuumo aamiin aamiin Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janelkeyga ii booqato mahadsanid wll❤️❤️🤲🏽🫶🏼👏🏼