Andoni Iraola ayaa loo arkaa mid ka mid ah tababarayaasha ugu xiisaha badan kubadda cagta casriga ah. Muuqaalkan waxaan ku falanqeynaynaa qaabkiisa ciyaareed, weerarkiisa ku dhisan vertical passing, pressing-kiisa xooggan, iyo sida uu u beddeli karo Liverpool. Waxaan sidoo kale eegaynaa ciyaartoyda ugu habboon nidaamkiisa, saxiixyada ay Liverpool samayn karto, iyo shaxda ugu fiican ee kooxda xilli ciyaareedka cusub. Haddii aad jeceshahay falanqaynta kubadda cagta, taatikada casriga ah, iyo wararka Liverpool, ha ilaawin inaad subscribe-gareyso kanaalka A9 Sports. π Like π¬ Comment π Subscribe #Liverpool #AndoniIraola #LiverpoolFC #PremierLeague #FootballAnalysis #TacticalAnalysis #FootballTactics #A9Sports #FlorianWirtz #AlexanderIsak #MilosKerkez #Football #Soccer #FootballManager #PremierLeagueAnalysis Liverpool, Liverpool FC, Andoni Iraola, Iraola Liverpool, Liverpool tactics, Premier League, Football Analysis, Tactical Analysis, Football Tactics, Liverpool Transfer News, Florian Wirtz, Alexander Isak, Milos Kerkez, Ryan Gravenberch, Dominik Szoboszlai, Alex Scott, Jarrod Bowen, Bradley Barcola, Liverpool 2026, Liverpool rebuild, football tactics explained, high pressing football, positional play, vertical passing, A9 Sports, soccer analysis, premier league analysis, football breakdown, Liverpool fans, tactical breakdown, football strategy, modern football tactics.
ADVERTISEMENT
/80ochn
Next macalinka germelka
New era Liverpool
Wararka reads soo badi tlye
Wali ma arko tababer wayn lkn wn sugayaa
Xiliciyareedkan sosocda wali waa xiligi Arsenaaaaaal
Ani bowen iyo koyde labada wey culus yihiin ciyaar yahano orad badan ubahan tabarahaan
Chp waxa ku weedina hadii falsafada towbaro kasto saan loo ogyahy maxaa qaas ka dhigo ? Sbbto ah waa ogohay waana xeran tatics kiisa